Xukun Dil ah oo maanta lagu riday Geedow Maxamed Fiidow (Daawo Sawirro)

Maxkamada Darajada koowad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 60-aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed oo qof shacab ah ku dilay magaalada Buurhakaba. Dable Geedow Maxamed Fiidow  oo 23 sano jir ah ayaa Maxkamada ciidamada ku heshay in si bareer ah degmada Buurhakaba ugu dilay Mursal Cali … Continue reading Xukun Dil ah oo maanta lagu riday Geedow Maxamed Fiidow (Daawo Sawirro)